I supposed you could figure out a pretty good estimation by know the dimensions of the blocks on the mall and the approximate space each normal sized person would take, or the width of the streets and the length of the march. Or an aerial picture with some mathematical estimations.
But holy cow, 10,000. Wow, is that an understatement. Way more than 10,000 on the mall yesterday but I don’t think there were 100,000 there.
Puzzlefeet - 05:01pm on 01/28/2007
Way more than 10,000 on the mall yesterday but I don’t think there were 100,000 there.
I wasn’t there, so I can’t say, but another point to consider is how many are there to actually protest and how many are simply there to cover the protesters?
Still, someone making a scientific and objective analysis of the attendance at these events would be useful. The professor responsible for clearing up the Million Man March thing, who is interviewed at the NPR link, says it wouldn’t be very expensive. Just rent an aerial plane for a couple of hours, take some good pictures, and then run an analysis.
Rob - 05:01pm on 01/28/2007
Why Can’t We Know How Many People Attend A Protest In Washington?
It’s a very simple calculus: If liberals hold the rally, multiply by ten. If conservatives hold the rally, divide by ten. Any questions?
Proof - 05:01pm on 01/28/2007
Waxaan ahay Wiil Somaliyeed, Waxaan La kulmay Arin aad u naxdin badan oo ah mid qof walb ay taabato Ka sheekeenteeda jeclaan lahaa .
Waxaan layaab ahayn in qof walba uu dhib ku dhaco balse dhibka uu kala daran yahay.
15 markaan jiray ayaan la kulmay Xabad aad u xanuu n badan oo raad wayn ku yeelatay noloshayda Dhamaan , waxay ahayd mid adimahayga fadhiisisay control kaygana low ka dhigtay.
Waxaa aad igula fiicnaa in aan ka badbaado balse wax walba waa ay qoran yihiin oo kun sano ayay kaa wayn yihiin .
Waxay waqtigaas lumisay waxbarashadaydii farxadaydii Caafimaad iyo Jacaykaygii bilawga ahaa .
Waxaan Xasuustaa :
(Waa maalin talaado ah Waxaan hordada ka kacay waqti hore si aan isugu diyaariyo aadida school-ka, maalintaas waa ay igala duwaneed maalmihi asoo dhaafay waayo waxaan galayay Imtixaan ka kooban labo maado oo aniga ahaan ii fududaa, si ahaan aad ayaan u faraxsanaa ‘’ waxaa ila fiicnayd in farxada ii danbayso’’; waan qubaystay ka dibna gishtay dharki school-ka loogu tala galay oo ahaa Shaati cadaan ah iyo sirwaal madow ah , waxaan u kacay xaga iyo jikada si aan raashi u cuno, albaaki gurigeena waan ka baxay waxaan u dhaqaaqay xaga iyo baabuurki iqaadi lahaa ,
Waxaan tagay school-kaygii waxaan si farxad ah u dhamaytir tay Imtixaan kaygii ka dibna waxaan u soo baxa dibada school-ka waxaan halkaas ku sugi jirnay gaarigi dib inoo celin lahaa , waa uu yimaaday isagoo aad u rooraayo, waan ku xoomnay kadibna waa uu nala dhaqaaqay isagoo xowli u wado, Gaariga waxaan ku saarnayn 22-23 Qof waxaana isugu jirnay Wiilal iyo Gabdho.
Waxaa nadhax marayay kaftan aad muudo in xanaaq uu ku jiro, mararka qaarna waxaa aniga iga soo fakanayay Eray la mid ah ‘’Faqad ayaad tahay ‘’ waxaan eraygaas ku dhahaayay mid ka mid ah gabdhaha gaariga nala saaran oo iyagana eraygaas badalkiis na caayayay, halkaas ayay sheekadeena iyo kaftan keena marayay .
Waxaan halmar la kulan nay wax inagii oo dhan nawada aamusiyay oo sheekadi iyo kaftankii Lumiyay ‘’Yaa kugu yiri waa ay sheekaysanayeen ama kaftamayeen’’ arin sidaas oo kale ayay noqotay Waxaan aniga bilaabay in aan Ashahaadto waayo waxaa nalagu bilaabay Xabado xabado Xabado , ardada qaarkood waa ayba ku dhacday Kuwona waa ayba dhinteen qaarka kalena waxay u dhawaadeen waali.
‘’ Yaa kugu yiri waa ay sheekaysanayeen ama Kaftamayeen ‘’.
Darawalkeenii waa uu istaajiyay gaariga ka dibna madaxa hoos la galay Xabad Xabad Xabad isaga loo waday ayaa waxa ay ku dhacday Wiil arday ahaa oo dhinacayga fadhiyay, waxayna uga dhacday gacantiisa bidix dhabtii waxaan u jeeday isagoo gacantiisa raadinaya sidi in qalin ka lumay oo kale, waxaan arkay Saxiibkay oo ahaa mid garabkiisa isaaran yahay oo aanan hadalkayga maqlayn.
yaa wacdaa oo aanan Ilaah hayan waa maya, runtii Xabadaha Xabadaha Xabadaha waa ya nagu ridayeen ilaa uu gaarigii wad dhiig noqdo , badalmo midabkiisii cadaanka ayaa, Maxaan galabsanay ? ...
yaa u sheego in aanan ahayn cadowgooda ?
waqtigaas jawaab iska dhaafee Xubnah jirkaaga qayb ka mid aha ayaadan o gayn waxa ay ku sugan yihiin , waxaa lasoo gaaray markii uu wiishkaygii yeeri lahaa , gaariga xaga danbe ayaa Xabad Xabad Xabad kasoo gashay kadib na dhabarkaygii daloolisay , calooshaydiina jarjartay .
Waxaa la faaruqiyay Gaarigii oo aniga iyo arday dhimatay nalooga tagay , la ima oga in aan dhaawac ahay oo aan xaga danbe gaariga ku jiro , markaan intaas ogaaday ayaan isku dayay in aan dhawaaqo waxaa ihaaya xanuun aad u daran waxaan waayay control-kii lugahayga waxaa intaas ii raacay xanuun sida maasada oo kale ah oo aniga dhan i gilgilaya oo iisii raacday qabow daran oo isoo food saaray .
waan dhawaaqay balse la ima maqlo, ‘’Maxaa dadkii ka tagay maqalki mise anigaa dhawaaqayga jirin ?’’ .
waxaa mar danbe i arkay arday isagana firir un gaaray oo iska fiyow balse qafiifay ‘’waxaan dareemayay wax walba oo qof dareemi karo , maskaxdaydii waa ay duubaysay waxa ay indhahayga qabanayeen’’.
kadibna waxaa igu soo rooray dadkii meesha kusoo xoomay oo ahaa dadwaynihii meeshaas daganaa .
waa la iga bixiyay gaarigii kadibna waxaa la ii qaaday hospital halkaas ku dhawaa oo ugu badnaan inoo jiray 70-100m markii la iisii waday ayaa hadana Xabado Xabado Xabado dhaceen dadki iwaday ayaa dhuulka idhigay oo iga cararay No-No-No , hadana waa ay igusoo noqdeen.
Hosbitaalkii ayaa la igaliyay saalo meesha taalayna wa laigu seexiyay , waxaa ii imaaday galgaaliye i waydiinaya magacayga ‘’iima jeedo miyaa in aan dhaawac halis ah ahay?’’ waan u sheegay magacayga ‘’Shariif Bile Weerow’’ waxuu kaloo yiri wiilkaan yaa kamuul ah ‘’maxuu masuul ku falayaa? , malacag buu rabaa?’’ ka dibna nin meesha joogay oo maqlayay magacayga ayaa yiri ‘’waa laguu yaqaanaa Bile Weerow’’ markaas buu xabad wadnahayga hoostiis taagnayd iga bixiyay , Xanuunka waa uu igasii darayaa waayo dhiigayga ayaa caloosha iiga shubmayay dhaxan daranna waa ay isii kordhaysay ...
IF YOU NEED FULL STORY CONTACT ME?
shariif - 06:01pm on 01/28/2007
I assume that shariff is a liberal, social democrat-communist by the way his childish post and disruptive behavior attempt to prevent and disrupt free speech here on SA.
There were a grand total of 14 “protesters” in our city of 100,000 population!

Most adults could count them in their heads.